Reer Caamirqani
Reer Caamirqani/Reer Caamir yussuf/Reer Caamir waa raas katirsan reer cabdillaha Ogadeen. Waxaa eey dagaan dhul aad u'baaxad weyn eey kamid tahay Ogadenia,Jubbaland iyo qeybo kamida waqooyi bari kenya, waa qabiil dhab ahaan aan ku tilmaami karo mid kamida raasaska ugu laandheeresan Ogadeen marka la eego dhul eey dagaan, tiradooda taarikhdooda iyo wax qabadkoodaba. Reer Caamir waa qabiil taariikh aad u'fac dheer leh sida in eey ahayeen reerkii labaad ee qabtay Ugaasnimadda Ogadeen/reer cabdille kadib reer Calinassir. reer caamir qani waa reeraha ugu wanaagsan Ogadeen oodhan marka la eego ganacsiyadda, aqoonta iyo isku filnaashaha qabiil. wexeey hibbo dheeraad ah ilaheey u'siiyay ganacsiga taaso kadhigeesaa qabiiladda aad loogu garan ogyahay ganacsiga. Sidoo kale waxaa lasheega haatan oo eey tahay 2019 in reer caamir heestaan ku dhawaad 20 Phd holders taaso kadhigeesa raas u'qalma qabiil.