Reer Geedoow
Appearance
| Reer Geedoow رير غيدو | |
|---|---|
| Reer Geedoow – beel kamid ah Reer Shabeelle | |
| Qowmiyad | |
| Meelaha ay dagaan | |
| Kasoo farcmey | Geedoow Axmad |
| Qabiilka waalidka | Reer Shabeelle |
| Tirada dadka | 1,500,000 (1.5 milyan) |
| Laamaha | Caadiye (Reer Caadiye)
(Lixdaa oday ee kore, waxaa dhalay Geedoow Axmed). Balse, maanta Reer Geedoow waxa ay wax ku qeybsadaan, shan lafood oo kala ah:
|
| Luuqada | lahjad (Af-Shabeelle) |
| Diinta | |
Reer Geedoow waa beel katirsan Reer Shabeelle, oo kunool gobolka Qallaafe, guud ahaan dhulka Soomaaliweyn iyo qaar kamid ah wadamada geeska Afrika.