Jump to content

Reer Xasan - Idiris Cusmaan

Ka Wikipedia
Reer Xasan - Idiris Cusmaan

Beelwaynt Idiris Cusmaan - Reer Xasan waa beel ka tirsan beelaha Leelkase.

  • Leelkase
  1. Maalismoge
  2. Abaarmoge
  • Abaarmoge
  1. Maxamuud Cali
  2. Muuse Cali
  • Muuse Cali
  1. Cumar Cusman - Reer Fiqi Ismaaciil
  2. Aadan Cusmaan - Muumin Aadan
  3. Idiris Cusmaan - Reer Xasan


Idiris Cusmaan - Reer Xasan

Beesha Reer Xasan (Xasan Idiris Cusmaan) waxay deegaan ahaan degtaa Gobalka Nugaal, Sool, Mudug iyo Bari (Gorowe, Dongoroyo, Goldogob iwm), beeshan waxay caan ku tahay dhaqashada Xoolaha (Geela, Ariga iwm) sidoo kale waxay caan ku tahay ganacsiga.

Geedka Beesha
  • Reer Xasan
  1. Maxamed Xasan
  2. Maxamuud Xasan
  3. Rooble Xasan
  • Reer Maxamed Xasan - Reer Xabad
  1. Reer Caato
  2. Reer Siciid Ciise
  3. Reer Aw-yusuf
  4. Reer Yaasiin
  • Reer Maxamuud Xasan
  1. Reer Cali Shiikh
  • Reer Rooble
  1. Reer Guulayd Rooble
  2. Reer Geedi Rooble
  3. Reer Maxamed Rooble
  4. Reer Xirsi Rooble
  5. Reer Xuseen Rooble