Reer dudub-dheere
Appearance
reer dudub dheere waa jilib kamid ah beelaha reer horogle ee madhibaan, reer dudub dheere asalkoodi waxay deganaan jireen degmada dagaari oo ay iyagu lahayeen maanta lkn dadkale degan yihiin, iyo degmada bandiiradley.
Beeshaan malahan wax reer miyi ah ama reer guuraa waa wada reer magaal, waa dadkii hore ee reer magaalka ahaa ee gobolka mudug deganaa waligood, maanta waxay degan yihiin galkacyo xafada garsoor meesha loo yaqaan cagaar wayne oo ay tan iyo aas aaskii galkacyo ah degan yihiin,
Reerku waxay saaid u degan magalada xamar, waxaa ka dhashay rag caan ka aha gobolka mudug inkasta oo qaarkood dhibteen sida
. Cali caato
. Xirsi naas weyn
. Qoryo laqe