Reer geel-doon
Reer geel-doon ( reer cadde )
Waa jifi kamid ah jifooyinka reer horogle ee beelaha madhibaan, jifidaan waa jifida ugu taariikhda dheer beelaha reer horogle, waana saldanad fac weyn waxaa ka dhashay ama ka dhalan jirey suldaamadii beeshu lahayd qarniyo ka hor.
Waxaa lagu xasuustaa tirada iyo tayada beesha waxay taale dhulka somalidu degto ee how'd iyo gobolada mudug iyo nugaal, jifidaan hada waxay degan yihiin magalada buurrinle ee gobolka nugaal gaar ahaan xaafada kampalla.
Waxaad magacooda ka dareemaysaa saldano fac ka fac ah inay yihiin, marka la joogo reer horogle waa jifida ugu caansan uguna reer magaalsan.
Reerkaan wxay asalkooda hore ahayeen reer xamar, waana dadka madaxda u ahaa reer horogle abidkood waxa ka dhashay suldaanka guud ee reer horogle ama reer xiildiid suldaan maxamuud suldan colaad suldaan diriye suldaan cadde suldaan geeldoon.
Maanta marka loo eego way ku yaryihiin dalka somaliya oo waxay u badateen dibadaha, waxaase degan jifooyinka kale wadanka sida samatar, liibaan, iyo cigaal