Jump to content

Reer Aw Xassan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Reerow Xasan)

Reer Aw Xasan waa jifo kamida beesha sheekhal, lehna taariikh fac-weyn oo ku qotonta hoggaanka diinta, cilmiga iyo adeegga bulshada. Taariikh ahaan, beeshani waxay caan ku ahayd soo saarista culumo, macallimiin iyo hoggaamiyeyaal bulsho oo door muuqda ka qaatay fidinta diinta iyo horumarinta waxbarashada. Sidoo kale, waxay saameyn la taaban karo ku leeyihiin siyaasadda iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya.

Beesha Reer Aw Xasan waxay si rasmi ah ugu kala baxdaa laba farac oo waaweyn:

1. Reer Aw Saacid

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Reer Aw Saacid

Jilib-hoosaadyada Reer Aw Saacid:

  • Reer Aw Xuuriye
  • Reer Aw Kheyre
  • Reer Aw Hilowle
  • Maxamed Aw Saacid

Deegaannada Reer Aw Saacid:

Inta badan waxay deggan yihiin gobollada Shabeellaha Hoose, gaar ahaan:

  • Qoryooley
  • Afgooye

Sidoo kale, waxay ku nool yihiin waqooyi-bari Kenya, gaar ahaan:

  • Mandheera
  • Qalaaliyow

2. Reer Aw Nuur

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jilib-hoosaadyada Reer Aw Nuur:

  • Reer Aw Mahdi
  • Reer Aw Cilmi
  • Reer Udgoone
  • Reer Axmed Nuur

Deegaannada Reer Aw Nuur:

Waxay inta badan deggan yihiin:

  • Beledweyne iyo qaybo kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan
  • Feer Feer iyo deegaano kale oo ka tirsan Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya
  • Koonfurta Soomaaliya, sida Gobolka shabellada hoose, Jubbaland, Banadir iyo Kenya


English Version

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Reer Aw Xasan is a respected clan within the Sheekhal community, known for its rich historical legacy in religious leadership, scholarship, and community service. Historically, members of this clan have played a significant role as Islamic scholars, teachers, and community leaders. They have also maintained a visible influence in Somali social and political affairs.

The Reer Aw Xasan clan is officially divided into two main branches:

1. Reer Aw Saacid

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Reer Aw Saacid is the eldest son (Curadka Reer Aw Xasan) and represents the largest branch of the clan.

Sub-clans of Reer Aw Saacid:

  • Reer Aw Xuuriye
  • Reer Aw Kheyre
  • Reer Aw Hilowle
  • Mohamed Aw Saacid

Geographical Distribution of Reer Aw Saacid:

They predominantly inhabit the Lower Shabelle region of Somalia, particularly:

  • Qoryooley
  • Afgooye

They are also found in northeastern Kenya, especially:

  • Mandheera
  • Qalaaliyow

2. Reer Aw Nuur

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Reer Aw Nuur is the second major branch of the Reer Aw Xasan clan.

Sub-clans of Reer Aw Nuur:

  • Reer Aw Mahdi
  • Reer Aw Cilmi
  • Reer Udgoone

Geographical Distribution of Reer Aw Nuur:

They mainly inhabit parts of the Hiiraan region in Somalia, particularly:

  • Beledweyne

They are also present in the Somali Region of Ethiopia, including:

  • Feer Feer