Jump to content

Ridwaan axmed cabdilahi

Ka Wikipedia

Ridwaan waa nin soomali ah. wasxaa uu ku dhashay wadan ka itoobiya gaar ahaan dawlad deegaan ka soomalida mgaalada Qabribayax oo katirsan gobalka jigjiga 50km kagabeegan xaga koonfur bari. ridwaan waxa hada uu dagan yahay dalka maraykanka, kadib markii uu u guurarey dalka maraykanka 9/2011. ridwaan waxaa uu iskuula hoose dhexe uu ku dhameeyay magaalada qabribayax intaa waxaa dheer wuxuu ku gaadhay dugsiga sare.