Roob la Dhac

Ka Wikipedia
Roobla dhac
Trombidium sp.
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Arthropoda
Subfaylamka: Chelicerata
Gacalka: Arachnida
Subgacalka: Dulin
Dirka: Trombidiformes
Subdirka: Prostigmata
Bahka sare: Trombidioidea
Bahka: Trombidiidae

Roobla dhac[?] (Af Ingiriis : Red Velvet Mites ama Rain Bugs) magaca Saynis Arachnid, waa cayayaan (xasharaad) ka mid ah bahda dulinka yaryar taasi oo midabkeedu yahay casaan (gaduud), meelaha qaar ku nool carada, dhirta iyo xayawaanka. Dulinkani wuxuu qaniinta noolaha ay saaran tahay si ay uga hesho dhiig ay ku noolaato.[1]

Nooc ka mid ah

Dulinkani wuu ka duwan yahay shillinta iyo gofaneha.[2]

Magaca

Faallo

Roob la dhac Waa noole ka mida cayayaanka la helo xiliyada roobka iyo rayska. Waxay isku bah yihiin caarada, kuwa ugu yaabka badan cayayaanka ayuu ka mid yahay, marka labku rabo in uu u tago dheddigga wuxu minadiisa ku shubaa laan ama caleen geed, ka dib na wuxu jeexaa dhabbo tilmaameysa halka minadiisa uu dhigay, dheddiga ayaanka badan ee hela dhabbahaas ayaa raaca,  ka dib na ku fariisata minadii, halkas oo ay ku rinto.

Qoraalo Kale

Tixraac

  1. L. Conradt, S. A. Corbet, T. J. Roper, E. J. Bodsworth (2002) Parasitism by the mite Trombidium breei on four U.K. butterfly species. Ecological Entomology 27(6):651-659
  2. Zhang, Zhi-Qiang (1998) Biology and ecology of trombidiid mites (Acari: Trombidioidea) Experimental & Applied Acarology 22:139-155 PDF
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: