Rooman

Ka Wikipedia

Roomaaniya; waa dawlad dhacda Bariga qaaradda Yurub. Waa halkii jeerka hore adduunyada Galbeed gumeysan jirtay. Waa halkii uu kasoo baxay Falenteyn, waa ninkii u dooday Jaceylka ee diintii isaga iyo waddankuba aaminsanaa inta ka baxay Kiristan noqday. Maaddaama diintiisa oo dhaqan ayan u oggoleyn in uu jilo ama uu haasaawe la wadaago dheddig. Gadaalkii waa uu guuleystay waana la dilay waxa uu dhintay bisha Fabraayo 14 markay ahayd. Roomaaniya hadda maaha tii la yaqaanay, waa mid kamid dawladaha hoose ee aan xisaabtaba ku jirin ee maanta dunida ka jira.

Rijaal Xaaji.