Ryszard Grzegorczyk
Appearance
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Saddex Magac | Ryszard Paweł Grzegorczyk | ||
| Dhashay | 20 Sebteembar 1939 | ||
| Ku dhashay | Bytom, Poland | ||
| Dhintay | 5 November 2021 (Da’weyn 82) | ||
| Ku dhintay | Katowice, Poland[1] | ||
| Joogga | 1.68 m | ||
| Booska cayaarta | Khadka dhexe | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 1959–1971 | Polonia Bytom | 302 | (20) |
| 1971–1975 | RC Lens | 91 | (2) |
| Xulka Qaranka | |||
| 1960–1966 | Poland | 23 | (2) |
| Teams managed | |||
| Olimpia Piekary Śląskie | |||
| Szombierki Bytom | |||
| Gwarek Ornontowice | |||
| GKS Rozbark | |||
| Naprzód Świętochłowice | |||
| Polonia Bytom II | |||
| |||
Ryszard Grzegorczyk (20 Sebtember 1939 – 5 Noofambar 2021) wuxuu ahaa ciyaaryahan kubbadda cagta Polish ah oo u ciyaari jiray sidii khadka dhexe.[2] Wuxuu u saftay 23 kulan xulka qaranka Poland, isagoo dhaliyay laba gool.[3] Wuxuu dhintay 5-tii Noofambar 2021.[1]
Sharafta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Polonia Bytom Ekstraklasa: 1962[4]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Barreaud, Marc (1998). Dictionnaire des footballeurs étrangers du championship professionnel français (1932-1997). L'Harmattan, Paris. ISBN 2-7384-6608-7.
- 1 2 "Zmarł Ryszard Grzegorczyk". www.ks.poloniabytom.com.pl. 5 November 2021.
- ↑ "Ryszard Grzegorczyk" (in Boolish). Polonia Bytom. Retrieved 20 September 2024.
- ↑ "Kadra Polski w piłce nożnej". Goal.pl. Archived from the original on 23 January 2008.
- ↑ "Ryszard Grzegorczyk". 90minut.pl (in Boolish). Retrieved 20 September 2024.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]