Saleebaan (magac)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay SALEBAN)
| Suleebaan Salman | |
|---|---|
| Dhawaaqid | Af-Carabi: [sal'maːn] Af-Hindi: [səlˈmaːn] |
| Nooc | Magac lab |
| Asalka | |
| Macnaha | "Naxariis iyo nabad" |
| Meesha asalka | Af-Carabi |
Saleebaan (Af Ingiriis : Salman ama Selman; Af Carabi: سلمان) sidoo kale Sulmaan, Suleymaan iyo Saleyman waa magac Af-Carabi ah kaasi oo loo bixiyo labka dadka.