Saransoor

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay SARANSOOR)
U bood: gooshitaan, raadi


Saransoor waa beel Soomaaliyeed, Dadka u dhashey beeshaan waxey degaan Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Kenya, xitaa qeebo kamid ah wadan ka Suudaan waana qabiil aad u wayn waxaana ku abtirsada sidoo kale qabiilo waawayn oo kala ah.

ciise saransoor waaxa ukala

Ciise saransoor

1 xaaji ciise saransoor

2 muuse ciise saransoor

3 makaraan xaadow ciise saransoor

4 cali xaadow ciise saransoor

5 xuseen makaraan ciise saransoor

6 xaadow ciise saransoor

7 sabriye ciise saransoo

8 dhaloow ciise saransoor

9 araxmaale ciise saransoor -

waa inta jilib ama jufo ukala baxdo ciise saransoor

waa beel ka mid ah beelaha saransoor

waxeyna degaan gobalada koonfurta somaaliya

gaar ahaan hiiraan shabeelaha hoose labada jubo sida jubada hoose iyo jubada sare iyo labada shabeele

shabeelaha hoose iyo shabeelaha dhexe iyo bakool Aabe: Saransoor Garjan Riyaale Hooyo: Xabiibo Digaale Baadacade Walaalo isku bah ah

Ciise Saransoor Garjan Gaaljecel Saransoor Garjan Degodia Saransoor Garjan Massare Saransoor Garjan]] saransoo saransoor

___________________________________________________________________________......

waa beel ka mid ah beelaha saransoor

waxeyna degaan gobalada koonfurta somaaliya

gaar ahaan hiiraan shabeelaha hoose labada jubo sida jubada hoose iyo jubada sare iyo labada shabeele

shabeelaha hoose iyo shabeelaha dhexe iyo bakool __________________- afarta saransoor oo abtirkooda


Aabe: Saransoor Garjan Riyaale Hooyo: Xabiibo Digaale Baadacade Walaalo isku bah ah

Ciise Saransoor Garjan Gaaljecel Saransoor Garjan Degodia Saransoor Garjan Massare Saransoor Garjan]] saransoor


Beesha SARANSOOR waxey ka mid tahay beelaha ugu faca weyn beelaha ku abtirsada 9-ka samaale