SHIIKH MUUMIN AADAM
Appearance
Shiikh Muumin Aadan (XER) waxa uu dhalay 7 wiil oo kala ah:
- Maxamed Muumin
- Xaamud Muumin
- Xirsi Muumin
- Xasan Muumin
- Cali Muumin
- Aamiin Muumin
- Cabdi Muumin
Maxamed Muumin waxa uu dhalay 13 wiil oo kala ah :
- Ebeker Maxamed
- Axmed Maxamed
- Xaaji Cali Maxamed
- Faarax Maxamed
- Isxaaq Maxamed
- Mansuur Maxamed
- Sharmaake Maxamed
- Ibraahim Maxamed
- Ismaaciil Maxamed
- Xuseen Maxamed
- Cabdi Maxamed
- Aadan Maxamed
- Nuur Maxamed
Xaamuud Muumin Aadam waxa uu dhalay 6 wiil oo kala ah:
- Nuur Xaamuud
- Maxamuud Xaamuud
- Dheere Xaamuud
- Aweiys Xaamuud
- Shamun Xaamud
- Mahi Xaamuud
Xirsi Muumin Aadam waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:
- Cali Xirsi
- Ibraahim Xirsi
- Cumar Xirsi
Xasan Muumin Aadam waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:
- Maxamed Xasan
- Jaamac Xasan
- Xildiid Xasan
Cali Muumin Aadam waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:
- Jibriil cali
- Caagane cali
- Cige cali
….
Aamiin Muumin Aadam waxa uu dhalay 2 wiil oo kala h:
- Abuukar Aamiin
- Cilmi Aamiin
Reer Shiikh Muumin aadam waxa ay kamid yihiin Beelaha Leelkase waxaa looyaqaaan Xer waxa ay ku nool yihiin Gobalada mudug, Nugaal, Baay, Bakool, Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose iyo Banaadir oo soomaaliya ah iyo gobalada dawlad deegaankaa soomaalida gaar ahaan Gobolka Doollo