SSC

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
SSC State
Heesta qaranka: Qolobaa Calankeed
Magaalo madaxLas Anod (de jure), Buuhoodle (de facto)
Magaalada uguwayn Las Anod (de jure), none (de facto)
Luqadaha rasmiga ah
Xukunka Autonomous presidential democracy
 -  President Suleiman Haglotosiye
 -  Vice President Abdul Sulub
Autonomy within Somalia
 -  Established 2009 
Lacagta Somali shilling (SOS)
Waqtiga EAT (UTC+3)
 -  Xagaa (DST) not observed (UTC+3)
Furaha telka +252 (Somalia)
Furaha Internetka .so

SSC ama Hoggaanka Badbaadinta iyo Mideynta Sool Sanaag iyo Cayn waxay ahayd gobol oo bilaabey 2009kii iyo dhamaaday sanadka 2012. Caasimadeyda waxay ehayd Buuhoodle ama Las Anod. Waxay ahayd jabhad iyo maamul oo ka soo horjeedo maamulada la dariska ah, gaar ahaan maamulka puntland iyo somaliland oo ah maamul gooni isu taag. SSC waxee ka koobantahay gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Maamulkaan runtii waa maamul wadani ah oo leh taariikh aad u dheer, dhulka maanta loogu yeero SSC waxee markeeda hore eheed dhulkii daraawiishta.Waa jabhad iyo maamul oo wadani ah oo aad u taageerto midnimada shacabka soomaaliyeed.Shacabka SSC waxee mararka qaar maamul ahaan hoostagaan Maamulka Puntland.

Taariikhda SSC[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikhda SSC waxee raacsantahay taariikhdii Daraawiishta oo ah taariikh aad u dheer, waa marka loo fiiriyo deegaanada ee ka koobantahay SSC.Magaca SSC waxaa la abaabulay wixii ka danbeeyay burburkii dowladii dhexe, waana magac ee soo alifeen dadka u dhashay deegaanada SSC, waa mid lagu abaabulay sidii shacabka deegaanadaas loo badbaadin lahaa loona mideyn lahaa.Dadka qaarkood waxee SSC u maleeyaan in ee tahay Ciidamo difaacaayo deegaanada SSC oo kaliya, balse run ahaantii SSC waxaa la isku dhahaa dhamaan shacabka degan gobolada ee ka koobantahay SSC.



Maamul Goboleedyada Soomaaliya Calanka Soomaaliya
 Somaliland ·  Puntland ·  Galmudug ·  Hirshabeelle ·  Koonfur Galbeed Soomaaliya ·  Jubaland
Maqaam gaar ah  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya