Saac (faah faahin)
Jump to navigation
Jump to search
Saacad
Kani waa maqaal ku saabsan Aalad Wakhtiga lagu cabiro. Qaab adeegsi kale, eeg Saac (faah faahin) (faah faahin).
Saacad ama Goorshee (ingiriis: Clock ama watch) waa aalad ama shay aadame samee ah oo lagu cabiro wakhtiga.
Waxaa jira noocyo badan oo Saacada ah, sida saacada gacanta, saacada gidaarka, saacada gaadiidka iyo kuwo kale oo badan.
Guud ahaan saacadu waxay sheegtaa wakhtiga.