Saafi Ducaale Dhagaxay
Saafi ducaale waxay aheed fanaanad caan aheed oo kamid aheed hoobaladii waaberi waageedi waxay ku dhalatay degmada laasciidle ee gobolka waqooyi galbeed hadana balse hada laasciidle wxay ka tirsan tahay gobolka saaxil waxayna dhanka bari ka xigtaa berbera.
Saafi waxay dhalatay sanandki 1954 tii waxayna fanka kusoo biirtay sanadki 1969ki
Saafi ducaale waraysi laga qaday 1983 dii waxay sheegtay inay leedahay ama qaaday 19 heesod oo rasmiya balse madama ay heesasay mudo dheer hada heesaheeda waxa lagu qiyaasa 30heesood oo rasmiya
saafi qabiil ahan waxay ka dhalatay habarjeclo muse abokor reer yoonis maxamed yoonis allamagan reer siciid
saafi ducale waxay geeriyootay AHU 16ki maarso sanadki 2010 waxayna ku geeriyootay magalada hargeisa oo dad badani ka qayb galeen aaska.
Shamis Abokor {Guddudo Carwo} oo ku hadashay magaca fanaaniinta ayaa tacsi u dirtay qoyska iyo fanaaniinta soomaliyeed ee ay ka geeriyootay Saafi ducaale.
heesaheeda waxa kamid ah
1- salaan macan
2- soo joog ruuxa diida
3- musuqmaasuq
4- waa riwaayad duniduye
5- ka joog adiga maahe
6- walaayo
7- iga gaar gacal aan ahaane
8- iga gaadh
9- niyada midkeliyoo
10- waaye waayehe