Saalax cabdilaahi aadan
Appearance
waa maamulaha kastamka abaarso ee ku yaal galbeedka magaaladda hargaysa ee lagu cashuuro qaadka waxa jagadaas loo magacaabay taariikhdu markay ahayd 10/5/2013 Isagoo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadu wareegto Ku Soo Saaray Magacaabistiisa. Saalax oo dadaal aad u badan muujiyey ayaa wuxuu dakhliga kastamka kor u qaaday 100% Isagoo Meesha Ka Saaray Wixii Jiray Ee ahaa Lunsiga Hantida Dawlada Somaliland. Waxaanuu Ku Dadaalay Sidii Dakhligu Ugu Dhici Lahaa Khasnada Dawladda Somaliland. Isagoo Noqday Mid Tusaale U Noqda Dhalinyaro Badan oo Ka Shaqaynaysay Wasaaradda Maaliyadda Isla Markaana Loo Magacaaba Boosas Sarsare Oo Dawladda ah...