Saciido Bashiir

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Saciido Xaaji Bashiir)

Saciido Xaaji Bashiir waxay aheyd wasiir ku xigeenka maaliyada Dawladda kumeel gaarka 2000-2004.

  • Saciido Xaaji Bashiir Ismaaciil, waxay ka baxday kulliyadda dhaqaalaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
  • Waxay ka soo shaqeysay wasaaradaha qorsheynta iyo warshadaha ee Dowladii Soomaaliya oo ay noqotay ilaa heer Agaasime Guud.
  • Hadda waa La-taliyaha Dhaqaale Dowlad-Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland..