Sahib Khazal
Appearance
|
Khazal sanadkii 1968 | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Dhashay | 1 Janaayo 1943 | ||
| Ku dhashay | Ciraaq | ||
| Dhintay | 9 May 2025 (Da’weyn 82) | ||
| Ku dhintay | Baghdad, Ciraaq | ||
| Booska cayaarta | Daafac | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 1961-1976 | Al-Quwa Al-Jawiya | ||
| Xulka Qaranka | |||
| 1963–1975 | Ciraaq | ||
| Teams managed | |||
| 1977 | Al-Quwa Al-Jawiya | ||
| |||
Sahib Khazal (1 Janaayo 1943 – 9 Maayo 2025) wuxuu ahaa ciyaaryahan kubbadda cagta Ciraaqi ah oo u ciyaari jiray booska daafaca isagoo matalayay Ciraaq tartankii AFC Asian Cup 1972. Wuxuu u ciyaaray Ciraaq intii u dhaxeysay 1963 iyo 1975.[1] Khazal wuxuu qayb ka ahaa kooxdii ciyaartay isreeb-reebkoodii ugu horreeyay ee Koobka Adduunka sanadkii 1974.[2] Wuxuu ku dhintay Baghdad 9-kii Maayo 2025, isagoo jira da'da 82 sano.[3]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Iraq - Record International Players".
- ↑ "Players DataBase: Search Results". iraqsport.com. Archived from the original on 24 June 2002. Retrieved 12 January 2022.
- ↑ الموت يغيب نجم الكرة العراقية "گلوي (in Af Carabi)