Sakaar (laf)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Sakaar)
Sakaar (Af Ingiriis : Sternum , Af Carabi: القص) waa lafta dhacda Bartamaha xabadka halka feeraha sare isaga yimaadaan ee jirka aadanaha, Xoolahana waa meesha ka hoosaysa legga ee neefku dhulka dhigo.
Qaybaha Sakaarka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sawiro dheeraad ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- (guduudku waa halka ay dhacdo lafta sakaarka).
- (guduudku waa halka ay dhacdo lafta sakaarka).
- Qaab samayska laf sakaarka
- Sakaarka sawir gadaale
- qaybo ka mida lafta sakaarka oo tusaya qaybaha gudaha
- dhinacyada
- dhinacyada
- meesha ay saableyda kaga taalo