Jump to content

Saldanadihii ka jiray dhulka soomaliyeed

Ka Wikipedia

Sida taariikhda lagu hayo, magaalada Saylac waxay ahayd halka ay ka soo galeen carab badan oo xiriir ganacsi iyo mid diimeedba la lahaan jirey dadyowgii ku dhaqanaa geeska Afrika gaar ahaan gobolka Awdal laga soo bilabo qarnigii 9aad, waxaa waqooyi bari ee qarada Afrika ka jiray lix dowladood oo waaweyn iyo kuwa aan sida usii weynayn waxay ahayeen.

Marka aniga oo anan wada haynin tariikhda gabigood hadana waxa aan jeclaystay inan soo helo dowladii Adal