Saldanadi Ifat
Saldanadi Ifat | |||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 1285–1415 | |||||||||
Deegaanada ka talineysay qarnigii 14aad. | |||||||||
| Xarunta | Saylac, Somaliland | ||||||||
| Luuqada | Af-Soomaali, Af-Harari, Af-Carabi, Af-Cafari Af-amxaari | ||||||||
| Diinta | Islaam | ||||||||
| Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
| Suldaan | Hogaamiye | ||||||||
| Taariikh | |||||||||
• Aasaasay | 1285 | ||||||||
• Burburtey | 1415 | ||||||||
| |||||||||
| Maanta qeyb ka ah | |||||||||
Saldanadi Ifat ee Ajuuraanka ahayd(Af Ingiriis : Sultanate of Ifat; Af Carabi: سلطنة عفت) (sidoo kale loo yaqaanay Boqortooyada Ifat) waxay ka talinaysay Geeska Afrika oo loo yaqaanay markaas BILAADU ZAYLAC iyo dlka YAMAN wakhtiyadii udhexeeyay qarnigii 7 miilaadiga ilaa qarnigii 10 bilawgiisa .[1][2][3]Calan keeda wuxuu ahaa calan CAD
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Saldanada Ifat ee Ajuuraanka ahay [4]waxay ahayd maamul boqortooyo Islaami taasi oo ay maamuleysay Boqortooyadii Walashma. Magaalada qadiimiga ah ee Saylac ayaa saldhig u ahayd saldanada oo ka talinjirtey waqooyiga Soomaaliya, meelo ka mid ah dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. In kastoo boqortooyadu ka bilaabantey magaalada taariikhiga ah ee xuddunta u ahayd ee Saylac waxay saldhigyo waaweyn ku lahayd magaalada Harare iyo nawaaxigeeda.
Sidoo kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ The Editors of Encyclopædia Britannica (1998). Ifat: historical state. Encyclopedia Britannica. Retrieved 2017-01-16.
{{cite book}}:|author=has generic name (help) - ↑ J. Gordon Melton and Martin Baumann, Religions of the World, Second Edition: A Comprehensive Encyclopedia of Beliefs and Practices, page 2663
- ↑ Asafa Jalata, State Crises, Globalisation, And National Movements In North-east Africa page 3-4
- ↑ ok