Salxaale
Appearance

Salxaale (af-ingiriis: rectangular cuboid) waa shaxan, geesoole ama qaab saddex-geesood ah oo leh lix wajiyo oo laydi ah, laba iyo toban duruufo, iyo sideed geesas. Waxay u eegtahay sanduuq oo dhammaan xagaladu (90 digrii) waxay ku yaalliin gees kasta. Qaabkani wuxuu yeelan karaa cabbiro kala duwan oo dherer, ballac, iyo sarre, laakiin dhammaan xagaladu mar walba waa toosan. Haddii dhammaan dhinacyada salxaale toosan ay isku mid yihiin, waxay isu beddeli doontaa Saddex-jibbaarane. Tusaalooyin qalabo ah oo qaabka salxaale ah waxaa ka mid ah shayada sida sanduuqyada cunto-milixda, sanduuqyada kabo, iyo bulukeeti.[1]
tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Arthur Baragar (2002) Constructions Using a Compass and Twice-Notched Straightedge, The American Mathematical Monthly, 109:2, 151–164, doi:10.1080/00029890.2002.11919848