Jump to content

Samakeenmedia

Ka Wikipedia
Samakeen Media
DalkaSomalia
HalkudhegYou are invited to report
Website rasmiga ahwww.samakeen.com

Samakeen Media (Oo loo yaqaano SK Media) waa mid kamid ah warbaahinada ugu casrisan warbaahinta Somalida. Waxay soo deysaa warar kusaleysan wanaaga iyo samaha oo laga reebay wax walboo umada dhibaato iyo is naceyb ukeeni kara, Waxayna warbaahintu dhalinyara ka haqab tireysaa dhanka cayaaraha kala duwan ee dalka iyo dibadaba, sidoo kale waxay Samakeen martiqaadeysaa qof walboo Somali ah inuu ka qeyb qaato daabacaada wararka wax tarka uleh umada waxna kusoo siyaadin kara,

sidookalena kahortaga colaadaha iyo isnaceybka baahay ee umada Somaliyeed meel fog gaarsiiyay, waxay warbaahintu balan qaadeysaa inay dowr muhiim ah ka qaadato nabadeynta iyo xasilinta dalka iyadoo usoo mareysa dhanka warbaahinta faafineysana waxa umada isusoo jiidi kara dhalinyarada kadhigi kara kuwa wada shaqeeya oo danta dalkooda iskakaashada.

waxay Samakeen u furantahay dhamaan umada Somaliyeed waxaana qof kastoo daneynaya inuu wanaag faafiyo uu kubiiri karaa bogga www.samakeen.com/signup.php kadibna halkaa kabilaabi karaa daabacaada wararka wanaaga iyo wacyi galinta kusaabsan.

Official Website

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

http://www.samakeen.com/ Archived May 5, 2015 // Wayback Machine

Official Social Pages

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

https://www.facebook.com/samakeenmedia?fref=ts

https://www.twitter.com/samakeenmedia