Sana Javed
Appearance
Sana Javed waa jila u dhalatay Pakistan. Sana wuxuu jilay doorkii hogaaminta Sanam Ali Khan isaga iyo Feroze Khan filimkii taxanaha ahaa ee Khaani. Waxay sidoo kale sameysay filimkeedii ugu horreeyay filimka 'social-comedy Mehrunisa V Lub' sanadkii 2017.
| Sana Javed | |
|---|---|
| Ku dhashay | 23 Maarso 1993 (27 jir) Jeddah |
| Dhalsho | Pakistani |
| Heerka Aqoonta | University of Karachi |
| Shaqada | Jila |
| Sanadaha Shaqada | 2012–present |
| Telefishin | Khaani (2017-2018) Romeo Weds Heer (2018) Pyarey Afzal (2014) Ruswai (2019-2020) |