Sarhaye
Appearance
degaanka sarhaye waa deegaan dhaca inta u dhaxaysa labile iyo qaloocan deegaankaan waa dhul hawd ah, kuna fican daaqa xoolaha, deeganka waxaa lagu dhisay wada tashi guud, beelaha degan waxaa kamid ah reer bicidyahan iyo madhibaan