Jump to content

Sh mukhtaar aadan

Ka Wikipedia

Alah how naxariste wuxu ahaa imaamki hore iyo muadim [masjidka madiina indha deero]ee magalada burco mudadi u dhaxaysay 2006 ilaa 2023 wuxu bartay culumta shareecada islaam isago ka qayb qaatay dhismaha masaajid fara badan oo ku yaalay geyiga somalida