Libaax xariiq
| Libaax xariiq | |
|---|---|
| Waa libaax-xariiq wax gaadaya | |
| Kala soocida cilmiga ah | |
| Boqortooyo: | Xayawaan |
| Faylam: | Chordata |
| Gacalka: | Mammalia |
| Dirka: | Carnivora |
| Bahka: | Felidae |
| Duulka: | Panthera |
| Noocyada: | P. tigirs |
| Magaca laba-geesoodka ah | |
| Panthera tigris (Linnaeus, 1758) | |
| Meelaha oo libaax-xariiq ku noolyihiin 2022 | |
Libaax xariiq (Af Carabi: Af-Laatiin: panthera tigirs Af Ingiriis: tiger) waa xayawaan ka mid ah Bahda Bisadda kaas oo cuna hilibka, isla markaana ku nool duurka. Libaax-xariiq waa mukulaal weyn oo ku nool Afrika iyo Aasiya. Libaax-xariiq wuxuu ku noolaan karaan jawi kasto, meelaha roobka badan, buuraha dhaadheer iyo keymaha waaweeyn. Libaax-xariiq qaaradda Aasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku nool qaaradda Afrika wuu ka midab duwan yahay. Sidoo kale, waxaa jira libaax-xariiq midabkiisu caddaan yahay oo loo yaqaanno Libaax-xariiq Cad. Bahda Bisadda waxaa la isku yidhaahdaa xayawaanno badan oo duurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeed jidhka bisadda. Waxaana ka mid ah: bisadda, guduudanaha, libaaxa (aarka iyo goosha), harimacadka iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisadda.
Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]