Shingaani
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Shangaani)
Shangaani | |
|---|---|
| Coordinates: 2°02′59″N 45°15′44″E / 2.049722°N 45.262222°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Banaadir |
| Caasimada | Muqdisho |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Shangani District (Soomaali: Degmada Shangaani ) waa xaafad ku taal koonfur-bari gobolka Banaadir ee Soomaaliya. Waxay dhacdaa bartamaha Muqdisho . Shingaani oo ay weheliso Xamarweyne ayaa ah fariisimaha ugu faca weyn Muqdisho Shangani waxaa loola jeedaa Bacaadka Sawaaxiliga , maadaama Degmadaan ay markii hore ahayd deegaan Banaadiri ah .
Masaajidada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Inkastoo ay yihiin degmooyinka ugu yar magaalada Muqdisho , Shingaani iyo degmada Xamar weyne oo daris la ah ayaa caan ku ah masaajido iyo madarasooyin badan. Degmadan waxaa ku yaal in ka badan 15 masaajid, kuwaasoo ay ka mid yihiin:
- Arbaca Rukun
- Aw Kampay
Aw Mojow
- Aw Muqfi
Aw Faraj Bin Cali
- Awo Shariif Cali
- Jaamac Shingaani (Masjidka Jimcaha)
- Mala
- Rowda
- Sheekh Axmed Shariif
- Sheekh Maxamed Cabdisamad
- Sheekh Cumar & Sheekh Nuureey (Masaajid mataano ah)
- Sheekh Saciid Bin Ciise
- Wafle
Degmooyinka la deriska ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Degmada Cabdicasiis
- Degmada Boondheere
- Degmada Xamarweyne
- Degmada Shibis
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]http://www.jstor.org/stable/41931111
Aadam, Anita. Reer Banaadiriga Soomaaliyeed oo si gaar ah ula socda Reer Xamarka Muqdisho . p. 205.