Shehla Gill
| Shehla Gill | |
|---|---|
| Ku dhashay | Shehla Gill 12 September 1960 Lahore, Bakistaan |
| Waxbarashada | Kulliyadda Gabdhaha ee Kinnaird |
| Shaqada |
|
| Sanadaha Shaqada | 1977 – 2010 |
| Ilmaha | 2 |
Shehla Gill waa jilaa Pakistani ah. Waxay ka soo shaqeysay labada filim ee Urdu iyo Punjabi waxayna caan ku tahay doorkeeda filimada Mutthi Bhar Chawal (1978), Permit (1979), 2 Rastay (1979), Sathi (1980), Anokha Daaj (1981) Wehshi Daku (1982) iyo Ek Din Bahu Ka (1982).
Nolosha hore
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Shehla waxay ku dhalatay Lahore ee Pakistan waxayna waxbarashadeeda ka soo qaadatay Kuliyadda Haweenka ee Kinnaird.
Xirfad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxa ay ku guda jirtay riwaayad masraxa jaamacadeed waxaana arkay Sangeeta kadib waxay u soo bandhigtay Shehla in ay ka shaqeyso filimada waana ay ka aqbashay Kadib waxay soo bandhigtay filimkeedii ugu horeeyay ee Atariishada ah ee director ka ah Baqar Rizvi filimkisa Black Cat waxayna ka soo muuqatay filimo dhowr ah oo ay ku jiraan Shama-e-Mohabbat , Bobby And Julie iyo Saheli . Sanadkii 1978-dii waxaa ay keentay filimkii Mutthi Bhar Chawal kaaso uu hogaamiye ka ahaa Sangeeta waxaana ay la jileen Ghulam Mohiuddin , Sangeeta, Kaveeta iyo Nadeem Baig . Waxay soo bandhigtay doorka gabadha Rano filimkan wuxuu helay faallooyin wanaagsan wuxuuna ku guuleystay abaalmarinno badan waxayna ku guuleysatay Abaalmarinta Nigar Award ee atirishada ugu wanaagsan Sanadkii 1979 ayay kasoo muuqatay filimadii Waaday Ki Zanjeer , Permit , Har Fun Maula , 2 Rastay , Aurat Raj iyo Sohni Dharti . Ka dib waxay sidoo kale bilawday samaynta moodelaynta wargeysyada, xayaysiisyada iyo xayaysiinta Sannadkii xigay ee 1980 waxay ka soo muuqatay filimadii Aap Ki Khatir , Hey Yeh Shohar iyo Sathi . Sanadii 1981-dii waxay ka shaqeysay filimada Laggan , Dushman ka dibna waxay la keentay filimkii Anokha Daaj oo ay ku wehliyaan Waheed Murad , Ilyas Kashmiri , Aasia iyo Sabiha Khanum filimkan wuxuu ahaa mid aad u Hit ah Boxoffice-ka.
Nolosha gaarka ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Shehla waxa ay guursatay nin ganacsade ah oo ay u dhashay laba caruur ah ka dib waxa ay aadeen dalka dibadiisa oo ay degeen dalka Faransiiska .
Liiska Filimada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Filim
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Sanadka | Filim | Luuqada |
|---|---|---|
| 1977 | Black Cat | Urdu |
| 1977 | Shama-e-Mohabbat | Urdu |
| 1977 | Bobby And Julie | Urdu[1] |
| 1977 | Saheli | Urdu |
| 1978 | Mutthi Bhar Chawal | Urdu |
| 1979 | Permit | Punjabi |
| 1979 | Aurat Raj | Urdu |
| 1979 | Waaday Ki Zanjeer | Urdu |
| 1979 | Har Fun Maula | Punjabi |
| 1979 | 2 Rastay | Urdu[2] |
| 1979 | Sohni Dharti | Punjabi |
| 1980 | Aap Ki Khatir | Urdu |
| 1980 | Hey Yeh Shohar | Urdu |
| 1980 | Sathi | Urdu |
| 1981 | Anokha Daaj | Punjabi |
| 1981 | Laggan | Urdu[3] |
| 1981 | Dushman | Urdu |
| 1981 | Bara Aadmi | Urdu |
| 1982 | Wehshi Daku | Punjabi |
| 1982 | Aaina Aur Zindagi | Urdu |
| 1982 | Mian Biwi Razi | Urdu |
| 1982 | Ek Din Bahu Ka | Urdu |
| 1982 | I Love You | Urdu[4] |
| 1982 | Jagat Tay Murad | Punjabi[5] |
| 1982 | Agent 009 | Urdu |
| 1983 | Jan-o-Janan | Pashto[6] |
| 1984 | Chor Chokidar | Punjabi |
| 1985 | Shehbaz Khan | Pashto[7] |
| 1987 | Kundan | Urdu |
| 1988 | Lady Boss | Urdu |
| 1989 | Ajal | Pashto |
Abaalmarinta iyo aqoonsiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Sanadka | Sanadka | Qaybta | Natiijada | Ciwaanka | Tixraac. |
|---|---|---|---|---|---|
| 1978 | Nigar Award | Best Supporting Actress | Guuleystay | Mutthi Bhar Chawal | [8] |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Gazdar, Mushtaq (1997). Pakistan Cinema, 1947-1997. Oxford University Press. p. 292. ISBN 0-19-577817-0.
- ↑ Gazdar, Mushtaq (1997). Pakistan Cinema, 1947-1997. Oxford University Press. p. 294. ISBN 0-19-577817-0.
- ↑ Gazdar, Mushtaq (1997). Pakistan Cinema, 1947-1997. Oxford University Press. p. 299. ISBN 0-19-577817-0.
- ↑ Gazdar, Mushtaq (1997). Pakistan Cinema, 1947-1997. Oxford University Press. p. 302. ISBN 0-19-577817-0.
- ↑ Gazdar, Mushtaq (1997). Pakistan Cinema, 1947-1997. Oxford University Press. p. 302. ISBN 0-19-577817-0.
- ↑ Gazdar, Mushtaq (1997). Pakistan Cinema, 1947-1997. Oxford University Press. p. 307. ISBN 0-19-577817-0.
- ↑ Gazdar, Mushtaq (1997). Pakistan Cinema, 1947-1997. Oxford University Press. p. 312. ISBN 0-19-577817-0.
- ↑ "1978 نگار ایوارڈز". Nigar Magazine (Golden Jubilee Number): 188. 2000.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Shehla Gill iyo IMDb