Sheikh cali samatar
Sheikh cali samatar Cabdile xasan waxuu ahaa sheekh kamid ahaa culumadii somalida kuwoodii ugu caan Sanaa, sheikhu wuxuu ku caan ahaa cilmi iyo wanaag.
Waxuu kasoo jeede oo ku dhashay gobolka mudug gaar ahaan Degamada Xarar dheere Ee gobolka, Mudug waxa uuna aflixiye culumo Badan Oo maantay caalamka caan ka ah.
Sheikh wuxuu ku aasan yahay isla gobolka mudug gaar ahaan, degmada lagu-raqsey waana meesha lagu siyaaro sanad walba ee nasoo mara.
Sheekhu wuxuu kasoo jeedaa Qabiilka Maxamuud HiRaab Ee Duduble Gaar ahaan Beesha Kulbeer maxamed camal sida kucad tarjumada kutubta uu qory Sida Kitaabka Qolu Naafic ee laga helokaro maktbado badan oo ku yaala dalka iyo dibada [1] Hadii garnysd taarikhda sheeikh intaas inkabadan fadlan waad ku dari kartaa waxi xog lahubo ah oo Faahafaahsan sida mucjisooyinkisa ardaydi ka aflaxda iyo ragi isaga waxbarayba [2]