Shiikhyaale

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Shiikhyaale wuxuu ahaa guuto ee Darawiish. Waxaa guutadaas ku jirey Ali Geri (Dhulbahante), Baharsame (Dhulbahante), Qayaad (Dhulbahante), Maxamuud Garaad (Dhulbahante) iyo Xasan Ugaas (Dhulbahante). Waxaa abaanduul u ahaa Ismail Mire, Ibraaahin Xoorane, Caamir Cagoole, iyo Xaashi Gaabane.