Shirkadaha ugu waaweyn Soomaaliya

Ka Wikipedia

Mudo qarni ku dhow ayaa waxaa jira magacyo shaqsiyaad iyo ganacsiyo ama shirkado caan ka ahaa gegiya Soomaaliya. In kasta oo uusan jirin diiwaan tixraac oo xafiis dowladeed ama kitaabkayd ku diyaarsan, hadana maskaxda dadka ayaa ah kaydka xogta Shirkadaha ugu waaweyn ee Soomaaliya [1].

Diiwaanka Shirkadaha ug Waaweyn Soomaaliya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Dahabshiil - Xawaalaad, isgaarsiinta, bank
  • Haas - shidaalka, gaadiidka iyo adeegyo kale
  • Shirkada Towfiiq - Adeegyo iyo ganacsi isku dhaf ah
  • Shirkada Hormuud - Isgaarsiinta
  • Golis - Isgaarsiinta
  • Somtel - Isgaarsiinta
  • Nationlink Isgaarsiinta
  • Shirkada Danab - Qalabka Korontada iyo Ganacsiga guud
  • Red Sea General trading Company === ( Qalabka Dhismaha iyo Ganacsiga guud )
  • Almaliki Group Of Companies
  • MASH General trading Company === ( Qalabka Dhismaha iyo electronics ka
  • SAABAAN ( Shirkad ) - Agabka guryaha iyo xafiisyadda
  • Dalish Business Group Import and Export Company LTD (doofinta iyo soo dajinta alaabaha kala duwan sirkada )

Wasaarada Ganacsiga ayaa diyaarinta hab-maamulka ganacsiyada waaweyn laga rabaa sida caadada u ah wadamada iyagu xakameeya ganacsiga iyo ganacstada.

Siyaasada Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hubinta hanaan u socodka dhaqaalaha waxaa ka mid ah in diiwaan sugan laga hayo shirkadaha iyo shaqsiyaadka ganacsiga waaweyn ku dhex leh wadan. Soomaaliya waayadii hore wax walba xakamayn iyo nidaam ay raacaan ayaa loo darjin jiray shirkadaha wadanka iyo shaqsiyaadka dhaqdhaqaaqooda ganacsi uu baaxada lahaa.

Dowlada Soomaaliya oo wada howlo ay ku xakamaynayso maamulka shirkadaha si siyaasada wadanka ay ula jaanqaadaan. [2].

Ganacsatadii jiri jirtay waxaa ka mid ah:


Raadraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. http://sabahionline.com/so/articles/hoa/articles/features/2014/07/30/feature-01
  2. http://goobjoog.com/english/?p=4[dead link]