Siil

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Siilka insaanka)
Siilka Aadanaha.
Siilka dad ah

Siilka (ingiriis: vagina), waa waaxda saldhiga u ah samaynta ilmaha jidhka dadka iyo xayawaanka oo dhedig ah. Dhismaha siilka, wuxuu ku habboon yahay, xubnaha ragga ee ah guska.

Siilka wuxuu ka mid yahay saxaaxda dumarka. Suurtagalka siilka waa dhalasho iyo wasmo.