Sinjibaar

Ka Wikipedia
Calanka Zinjibaar

Sinjibaar (Af-Carabi: زنجبار), ama Zanzibar waa magaca jasiiradaha ku yaal badweynta Hindiya oo 25-50 km u jirta xeebaha Bariga Afrika. Waxaa jira jasiirado yaryar oo badan iyo laba waaweyn: Unguja (jasiiradda ugu weyn, oo mararka qaarkood si aan rasmi ahayn loogu yeero 'Sinjibaar') iyo Jasiiradda Pemba.