Siyasanga Papu
Appearance
| Siyasanga Papu | |
|---|---|
| Ku dhashay | Siyasanga Catherine Papu 14 July 1986 Pretoria, South Africa |
| Waxbarashada | Dugsiga Hoerskool ee Ellandspoort |
| Heerka Aqoonta | Damelin |
| Shaqada | Atariisho, ganacsade, heesaa, farshaxan sawir |
| Sanadaha Shaqada | 2005–hadda |
| Loo yaqaano | Xerada & Filimada Lokshin Bioskop |
| Ilmaha | 1 |
Siyanga Catherine Papu (waxay dhalatay 14 Luulyo 1986) waa atariisho Koonfur Afrikaan ah, ganacsade, heesaa iyo farshaxan sawireed waxaa si fiican loogu yaqaanaa doorarka taxanaha telefishanka sida; Hillside , The Herd iyo Gomora .
Nolosha shaqsiyeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Siyanga Papu waxay ku dhalatay 14 Luulyo 1986 magaalada Pretoria, Gauteng, Koonfur Afrika Waxay dugsiga sare ku dhammaysatay Hoerskool Elandspoort, oo ku taal Danville, galbeedka Pretoria laga bilaabo 2000 ilaa 2004. Kadib 2005, waxay iska diiwaangelisay filim sameynta Damelin.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]"Siyasanga Papu: Biography, Age, Pretty from Gomora, Facts"
"10 waxyaalood oo laga yaabo inaadan ka aqoon Gomora's Pretty"