Soomaalida Iswiidhan
Appearance
>1.5% 1–1.5% 0.75–0.99% 0.5–0.74% <0.5% |
| Thiinada guud ee dadka |
|---|
| 99,697 (2019) |
| Luqada |
| Diinta |

Soomaalida Iswiidhan waa Soomaalida ku nool Dalka Iswiidhan ee heysta dhalashada wadankaas iyo kuwa ku dhashay Iswiidhan ee asalkooda ka soo jeedo Dalka Soomaaliya.