Spyros Andriopoulos
Appearance
| Macluumaadka Shakhsiyeed | |
|---|---|
| Jinsiyadda | |
| Dhashay | |
| Ciyaaraha | |
| Ciyaaraha | Cayaaraha fudud |
| Guulaha iyo Horyaalada | |
| Shakhsiyeed best | 10,000 m: 28:07.17
Nus maraatoon: 1:03:04 Maraatoon: 2:12:04 |
Medal record | |
Spyros Andriopoulos (Greek: Σπύρος Ανδριόπουλος) (wuxuu dhashay 1 Agoosto 1962 isagoo ku dhashay Patras) waa orodyah hawlgab ah oo u dhashay dalka Giriigga kaas oo ku takhasusay orodka maraatoonka iyo orodka fogaada. Wuxuu ka qayb galay orodka Maraatoonka ee Olombikada Xagaaga ee 1996, halkaas oo uu galay kaalinta 36-aad isagoo ku orday waqti dhan 2:19.41.[1] Isaga ayaa weli haysta rikoorada qaranka Giriigga ee 10,000 mitir, Nus maraatoonka iyo Maraatoonka.[2]
Tartamada caalamiga ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Sanadka | Tartanka | Goobta | Kaalinta | Dhacdada | Xusuusin |
|---|---|---|---|---|---|
| 1981 | Horyaalka Da'yarta Cayaaraha Fudud ee Yurub | Utrecht, Netherlands | 11aad | 5000 m | 14:42.25 |
| 1984 | Horyaalka Gudaha ee Cayaaraha Fudud ee Yurub | Gothenburg, Sweden | 7aad | 3000 m | 8:04.98 |
| 1987 | Universiade | Zagreb, Yugoslavia | 2aad | 10,000 m | 29:08.65 |
| Horyaalka Adduunka | Rome, Italy | 7aad | 10,000 m | 28:07.17 NR | |
| Cayaaraha Mediterranean-ka | Latakia, Suuriya | 3aad | 10,000 m | 28:40.38 | |
| Koobka Maraatoonka Adduunka | Seoul, Kuuriya | 12aad | Maraatoon | 2.14.19 | |
| 1990 | Horyaalka Yurub | Split, Yugoslavia | 15aad | 10,000 m | 28:28.95 |
| 1994 | Horyaalka Yurub | Helsinki, Finland | 37aad | Maraatoon | 2:19:01 |
| 1996 | Cayaaraha Olombikada | Atlanta, Maraykanka | 36aad | Maraatoon | 2:19:41 |
| 1997 | Horyaalka Adduunka | Athens, Greece | – | Maraatoon | DNF |
| 1998 | Horyaalka Yurub | Budapest, Hungary | – | Maraatoon | DNF |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Administrator. "Ο Σπύρος Ανδριόπουλος στην Κατερίνη -17/11/2014". zeusrunnersclub.gr.
- ↑ "Οι πατρινοί κάτοχοι πανελλήνιου ρεκόρ στίβου - Pelop.gr". pelop.gr.