Su'aallo Diini ah iyo Jawaaba hooda

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

-= Su'aalo diini ah iyo jawaabahooda ==


  • S - Waxaad sheegtaa magaca Malaga suurta afuufay oo kamid ah mallaigta
  • J - Malaga suurta afuufaya waxaa la yiraahdaa Israa'fiil

.

  • S - Waxaad sheegtaa geedka ka baxa Jahanama bartankeeda?
  • J - waxaa la yidhaahdaa Zaquum.


  • S - Waxaad sheegtaa macnaha magaca Jibriil?
  • J - Macnaha Jibriil waa Adoon, sida uu ku fasiray Ibnu Cabaas.


  • S - Waxaad sheegtaa masaajidak salaada lagu tukadaa ay u dhiganto ajar cumro?
  • J - Waa masaajidka Qubaa.


  • S- Waxaad sheegtaa maydka xalaasha ah?
  • J- maydka xalaasha ahi waa ''''Ayaxa iyo Kaluunka.


  • S - Waxaad sheegtaa dhiiga xalaasha ah?
  • J - dhiiga xalaasha ahi waa Beerka iyo Beer-yarada.


  • S - Kumuu ahaa ninkii dakhray Nebiga(NNKHA), dagaalkii Uxud?
  • J - Wuxuu ahaa Ibnu Qimah.


  • S - Kumuu ahaa yuhuudigii Nebga(NNKHA),sixray?
  • J - Wuxuu ahaa Lubeyd binu Acsam.


  • S - Waxaad sheegtaa ninkii jebiyey dhooshii nebiga(NNKHA), dagaalkii Uxud?
  • J - wuxuu ahaa Cuqba binu abdi waqaas.


  • S - Waxaad sheegtaa gabadhii Alle u waxyooday?
  • J - waxay ahayd Nebi muuse hooyadii


  • S - Waxaad sheegtaa magaalada aan cudurka daacuunku gelin?
  • J - waxaa weeye Magaalada Madina Almunawara.
  • S - Waxaad sheegtaa suuradii sababta u ahayd inuu soo islaamo Cumar binu khadab?
  • J - waxay ahayd suuradu Daahaa.


  • S - Waxaad sheegtaa suurada u shafeeco qaadeysa qofka akhriya?
  • J - waa suuratu Mulk (Tabaarak).


  • S - Waxaad sheegtaa aayada koobeysa dhamaan xuruufta carabiga?
  • J - waa aayada u danbeysa suurada Al-fatax


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii la dilay isagoon weligii Alle u sujuudin?
  • J - Wuxuu ahaa Cumar binu Thaabit, wuxuu soo islaamay dagaalkii Uxud waxaana la Dilay isla maalintaas


  • S - Waxaad sheegtaa shahiidkii ugu horeeyey Islaamka?
  • J - Waxay ahayd Sumaya bintu khayaad
  • S - Waxaad sheegtaa duulaankii(Qaswadii) ugu danbeeyey ee Rasuulku duulo?
  • J - Waxay ahayd Qaswadii Tabuuk , sanadii 9aad ee Hijrada


  • S - Waxad sheegtaa Labadii Asxaabi ee Rasuulku ku dabo tukaday?
  • J -Abuubakar sadiiq iyo C/raxamaan binu Cawf


  • S - Waxaad sheegtaa sanadka islaamka loo yaqaan sanadkii murugada?
  • J - waa sanadkii ay dhimatay Khaddiija binti Khuweylad, iyo Abuu daalib.


  • S - Yaa ugu soo hor islaamay reer Madiina?
  • J - Waxaa ugu soo hor islaamay Sacad binu Suraara


  • S - Jannada yaa ugu horgelaaya??
  • J - Waxaa ugu hor gelaaya Nebigeena Muxammed (NNKHA)


  • S - Waxaa sheegtaa Denbigii ugu horeeyey ee Alle lagu caasiyo?
  • J - Wuxuu ahaa Kibir uu sheydaan ka kiray inuu sujuudo.


  • S- Waxaa sheegtaa qofkii ugu horeeyey ee qof dila aduunka korkiisa?
  • J- Wuxuu ahaa Qaabiil binu Aadam oo dilay walaalkii Haabiil.


  • S - Waxaad sheegtaa qofkii ugu horeeyey ee Qiblada u tukada?
  • J - Wuxuu aha Asxaabiga la yidhaa Saciid binu Mucaali.


  • S - Waxaad sheegtaa magaca Asxaabigii Abi saciid Alkhudriyi?
  • J - Waxaa la odhan jiray Sacad binu maalik binu sinaan (RC).


  • S - Kumuu ahaa Asxaabigii Nebigu(NNKHA), yidhi waxaa dileysa koox xadgudubtay?
  • J - Wuxuu ahaa Camaar binu-yaasir (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii ku dhashay Kabcada badhtankeeda?
  • J - Wuxuu ahaa Xakiim binu xisaam (RC.


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabiyadii Malaku Jibriil Alle salaanta uga keenay?
  • J - Waxay ahayd Khaddiija bintu khuweylad (RC).


  • S - Waa kuma sayidka shuhadadu?
  • J - Waa Xamsa binu Cabdi mudalib (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii Nebigu(NNKHA) u sheegay inuu Alle jecelyahay?
  • J - Wuxuu ahaa Miqdaad binu Camar (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii ku riyooday Adanka?
  • J - C/binu Zayid (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Suuradii Nebigu(NNKHA), yidhi waxaan ka jeclahay Aduunka iyo waxa dhex yaala?
  • J - Waa Suuratu, Al-Fatax.


  • S - Noocyada Sadaqada tee ugu fadli badan?
  • J - Waxaa ugu fadli badan Biyaha oo lays waraabsho.


  • S - Waxaad sheegtaa magaca faraskii ugu horeeyey ee Rasuulku (NNKHA), ku duulo?
  • J - Waxaa la odhan jiray Sakab.


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii Malaa,iigtu ka xishoon jirtay?
  • J - Wuxuu ahaa Cismaan binu Cafaan (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii ugu horeeyey ee lagu aaso Xabaalaha Baqiic?
  • J - Wuxuu ahaa Cismaan binu Madcuun (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii geridiisa uu u luxmy Carshiga Alle?
  • J - Wuxuu ahaa Sacad binu Mucaad Al-ansaariyi (RC)


  • S - Waxaad sheegtaa Sir-hayihii(xog-hayihii), Nebiga(NNKHA)?
  • J - Waxaa la odhan jiray Xudeyfa binu-yabaan (RC).


  • S - Kumuu ahaa Asxaabigii Sunta cabay ee Yidhi Bismilaah ee aan waxba ku noqon?
  • J - Wuxuu ahaa Khaalid Binu Waliid(RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii dilay Aabihii oo gaal ah dagaalkii Beder?
  • J - Wuxuu ahaa Abu-cubeyda Caamir Binu jaraax.


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii arkay Masiixu dajaal?
  • J - Wuxuu ahaa Tamiin binu Aws.


  • S - Waxaad sheegtaa Magaca caadiga ah ee Abu-hureyra?
  • J - Waxaa la yidhaa C/raxmaan binu Zakhar (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Magaca Abi-ayuub Al-ansaariyi?
  • J - Waxaa la odhan jiray Khaalid binu Zayid (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Magaca Asxaabigii Abi-dar Al-qafaariyi?
  • J - Waxaa la odhan jiray Jundub binu Junaadah (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxabigii Baryadiisa Alle aqbali jiray?
  • J - Waxaa uu ahaa Sacad binu Abi-waqaas (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabiga qudha ee magiciis Quranka lagu sheegay?
  • J - Waxa weeyaan Zayid binu- Xaarith (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii geeridiisa ay 70,000, ee Malag soo degeen?
  • J - Waa Sacad bin Mucaad (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii Malaa,iigtu soo bookhan jirtay?
  • J - Waxa uu ahaa Cumraan binu Xuseen (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Asxaabiyadii Rasuulku(SCW), ku kafnay khamiiskiisii?
  • J - Waxay ahayd Faadima binu-Asad (Cali binu-abi Daalib hooyadii) (RC).


  • S - Waxaad sheegtaa Munaafiqii Nebigu (NNKHA), yidhi qofka doona inuu sheydaan arko kaas ha eego?
  • J - Wuxuu ahaa Nabtal binu Acsam.


  • S - Waxaad sheegtaa Magaca Abi-bakar Sadiiq?
  • J - C/laahi binu Qaxaafa .


  • S - Waxaad sheegtaa Magaca Abu-jahal?
  • J - Waxaa la odhan jiray Camar Binu Hishaam.


  • S - Waxaad sheegtaa waxa Alle abuuro wixii ugu horeeyey?
  • J - Alle wuxu ugu hor abuuray Qalinka.



  • S - Waxaad sheegtaa waxa ugu horeeya ee Adoomada laga xisaabinayo Qiyama?
  • J - Waa Salaada.


  • S - Waxaad sheegta qofka ugu horeeya ee Darka(xawdka), Nebiga ka cabaaya?
  • J - Waa Asxaabiga la yidhaa Suhayb Arruumi (RC).


  • S - Naarta yaa ugu horgelaya Qiyaamaha?
  • J - Waxaa ugu horgelaaya Suldaan, Madaxweyne aan cadaalad sameyn.


  • S - Waxaad sheegtaa ninka keliya ee Nebigu (NNKHA), gacantiisa ku dilay?
  • J - Waa Ubaya bin Khalaf .


  • S - Waxaa sheegtaa Saxaabigii Rasuulka (SC) sirtiisa ahaa?
  • J - waxuu ahaa Xudeyfah حذيفه .


  • S - waxaa sheegtaa Saxaabigii arkay Masiixuddajaal waqtigii Nabiga (SCW)?
  • J - waxuu ahaa Tamiimuddaari تميم الدار


  • S-waxaa sheegtaa salaada aan lahayn rukuuda iyo sujuuda?
  • J-waa salaada


  • S-waxaa sheegta nabigii ugu dambeyay reer banii israiil++
  • J-waa nabi ciise


  • S-2 nabi oo walaalo ah iskumar dhintay
  • J-waa nabi muuse iyo nabi haaruun