Jump to content

Subaac

Ka Wikipedia

Subaac waxaa af ingiriis lagu dhahaa carnivore.

Subaac (Af Carabi : arAf-Taliyaani : carnivoro Af Ingiriis : carnivore) waa xoolaha, xayawaank iyo dhamaan noolaha ugaadhsada, ka dib ama cuna hilibka iyo dhiiga, bes, oo dhirta cuni karin.

Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa Waxwalbacune. Xayawaanka cuna dhirta oo kali ah waxaa loo yaqaanaa dhircun.