Suug (qori)

Suug ama Zuu (Af Ingiriis : ZU-23-2 ama ZU-23) waa Qori ka mida qoryaha lidka diyaaradaha, waxaa sameeyay Midowga sofiyet. [1]
Soomaalida[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Soomaalida ayaa aad u adeegsatay qorigaan Dagaaladii sokeeye iyo kuwii lala galay itoobiya. ciidamada dowlada iyo kuwa beelaha ayaa wali ku hubaysan. inkastoo uu ahaa qori loogu talo galay lidka diyaaradaha hadana soomaalida ayaa u adeegsatay inay isku layso maadaama aysan meesha joogin wax diyaarado ah.
Tilmaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Suuga ayaa waxaa uu leeyahay labo dhuumood iyo qoor dheer, waxaa rida ama gaandhariyaal labo ah, oo ku kala fadhida labo kursi, waxaa laga ridaa sheelare, wuxuu leeyaha labo isteerin oo kala ah wareeg iyo dallac iyo dajis, waxaana kala maamula labada gaandhari, xabadiida ayaa ah mid dheer, halkii cabays wuxuu qaadan karaa mid sideed labada dhinac ah,
La gaar yahay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

- Baaxada uu wax ka dili karo
- Dhirir: 4.57 m (15 ft)
- Ballac: 2.88 m (9.44 ft)
- Joog sare: 1.22 m (4 ft)
- Culays: 0.95 tonnes (2,094 lbs)
- Hubayn: Labo 2A14 Afanasyev-Yakushev 23x152mm (.90 in) autocannons
- Dhirirka barmiilka: 2 m (6.5 ft)/ 87.3 Baalooto
- Muzzle velocity: 970 m/s (3,182 ft/s)
- Culays baalooto: 186 g (6.27 oz)
- Tirada xabada
- wareega: 2,000 rounds per minute
- Darandoori: 400 wareeg daqiiqadii
- Muga waxtarka shaqeed : 2-2.5 km (1.24-1.55 mi)
- wax qabadka jooga sare: 1,500-2,000 m (4,921-6,562 ft)
- Gaandari: 2 iyo 4 cabeeye iyo kalkaaliye.
Hormarin[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Midowga sofiyet[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Midowga sofiyet ayaa sameeyay iyo wadamadii ku dhex jiray kuwaasoo markii ay kala go'een sii hormariyay qorigaan. waxaana ka mida noocyadaan
ZU-23M -.[2][3]
- ZU-23M1 - .[4]
- ZU-23/ZOM1 ZU-23/ZOM1-SM; (ZU-23/ZOM1-1), the -PM module (ZU-23/ZOM1-2),(ZU-23/ZOM1-4).[5]
Boolaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Boolaan ayaa sii hormarisay qorigaa
- ZU-23-2 -.[6]
Jeega[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ZU 23M -.[10]
Masar[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Filand[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Shiinaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Iiran[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Mesbah-1 - ZU-23 mounts 2010.
- ZU-23-6 .[19]
Adeegsadeyaasha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Afghanistan
Algeria - 60
Armenia
Azerbaijan
Bangladesh
Bosnia and Herzegovina - 150
Bulgaria - 128
Cambodia
China - Type 85, Type 87(25*183mmB,not23*152mm)
Cape Verde - 8
Cuba
Cyprus
Djibouti
Ecuador - Type 80 [20]
Egypt - 220 as Nile 23 and Sinai 23, and 650 upgraded with radar guidance
Estonia - 198, some mounted on MAN 4520 6x6 trucks.
Ethiopia - 10
Finland - 1,100
Gabon - 24
Georgia - 200
Greece - 523
Guinea-Bissau - 16
India - 800; to be upgraded
Indonesia - 4 systemZUR-23-KG-I as part of the "Kobra" AD system for the TNI-AU[21][22] + 18 Type 80 as part of the Giant Bow II AD system for the TNI-AD[23][24]
Iran
Iraq - Use on Polish and Bulgarian built MT-LB
- Template:Country data ISILISIL
Israel[25] Captured from Arab Armies over the Arab-Israeli Conflict.
Hungary
Laos - 2
Latvia - 3 ZU-23-2MR Wróbel II on Imanta and Viesturs ships.
Lebanon - 1,000+ mostly mounted on M113 APC's for fire support on ground targets and air defense.
Libya - 450, most captured by Free Libyan Army and mounted on light trucks
Morocco - 160
Moldova - Small number, some mounted on BTR-D
Mali
Mongolia
Mozambique - 150
Myanmar - 380 Type 87
Namibia
Nicaragua - 20
Nigeria - 20
Pakistan - 5,200
Peru - 230
Poland - 444 ZUR-23-2 series + some naval versions
Russia
Sahrawi Arab Democratic Republic - 50
South Africa - 36 "Zumlac" on an armoured SAMIL 100 heavy truck. Captured in Angola in the 1980s.[26]
Somalia
Sri Lanka
Syria
Tanzania - 40
Uganda - 5
Ukraine
United States - Testing only
Venezuela - up to 300 ZU-23ZOM 1-4
Vietnam
Yemen - 200
Zimbabwe - 5
Adeegsadayaal hore[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Soviet Union - Passed on to successor states.
East Germany
- Template:Country data RhodesiaRhodesia - 12 were captured from Soviet-supplied militants during the Rhodesian Bush War.
Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-27. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ 2.0 2.1 "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-06-14. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://testwww.janes.com/articles/International-Defence-Review-98/RUSSIA--AUTOMATIC-AIMING-FOR-ZU-23-2-LAAG.html[dead link]
- ↑ https://secure.flickr.com/photos/26822716@N02/2948338319/in/photostream/[dead link]
- ↑ https://secure.flickr.com/photos/26822716@N02/2948327015/[dead link]
- ↑ 6.0 6.1 6.2 6.3 6.4 (Polish) "Dwudziestkitrójki" z Tarnowa ["Twentythrees" from Tarnów] in: Nowa Technika Wojskowa Nr. 9/2010, p. 76-78
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2014-04-13. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2021-10-15. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://articles.janes.com/articles/Janes-Electro-Optic-Systems/Polish-Navy-Wrobel-II-ZU-23-2MR-Poland.html
- ↑ http://www.punjlloyd.com/sites/default/files/pdf/Force%20April%20Issue%202012%5B1%5D.pdf
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-26. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-12-02. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-12-02. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://jedsite.info/fulltrack-mike/mike-number-us/m113_series/sinai-23/sinai23.html[dead link]
- ↑ Kiiskinen, Pekka; Wahlman, Pasi (2003).
- ↑ 16.0 16.1 16.2 "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-26. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ International Defence Equipment Catalogue 1988-89, page II/27
- ↑ [1]
- ↑ armyrecognition.com
- ↑ http://china-defense.blogspot.com/2009/12/next-stop-ecuador.html
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-01-03. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://garudamiliter.blogspot.com/2012/04/zur-23-2kg.html
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2013-12-14. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://garudamiliter.blogspot.com/2012/04/giant-bow-i.html
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2016-04-15. Soo qaatay 2016-08-01. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://www.janes.com/articles/Janes-Land-Based-Air-Defence/Zumlac-South-Africa.html