Taariikha caabudwaaq
Muuqaal
Caabudwaaq waa magaalo dhacda waqooyiga galgaduud soomaaliya, waxa daga ,qabiilka mareexaan, qolo hore ay ka dhaceena ma jirto, waa sheekooyin been ah, qabiilka Waaq lagu magacaabay ee dadku sheegaan, caabudwaaq waa dadka illaahay caabuudda, magaalada waxa ka talinjiray caanna ku tahay, culumada suufiya, diinta ayaa aad loogu faafiyaa, masaajid ayaa ku yaalla illaa 50sano wax lagu dhigo, waa magaalo cilmiga xalaqaatka ku caan ah, wixii ka danbeeyay 1999 ayaa Laga furay waxbarashada maadiga ah, iskoolkii u horeeyay ,Ibraahim xaaji cigaal, Hurdo ayaa loo yaqaan,..