Taliyaha Ciidanka Difaaca (Soomaaliya)
| Chief the Defence Force
Taliyaha Ciidanka Xooga Somaaliyeed (Af-Soomaaliga) | |
|---|---|
Astaan Sharafta Ciidamada Qalabka Sida | |
| Ciidanka Xooga Soomaaliya | |
| Qaabka | Jaale |
| Nooca | Madaxa Shaqaalaha |
| Xaalada | Taliyaha ugu sarreeya ciidanka |
| Soo gaabinta | CDF |
| Magacaabida | Madaxweynaha Soomaaliya |
| Dhererka muddada | 2 sano |
| Sameynta | 12 April 1960 |
| Haystaha koowaad | Daa’uud Cabdulle Xirsi |
| Magacyo aan rasmi ahayn | Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed[1] |
Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed waa madaxa xirfadeed ee Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliyeed. Wuxuu mas’uul ka yahay maamulka iyo hagidda howlgalka dhammaan laamaha ciidamada Soomaaliyeed (Ciidanka Dhabta, Ciidanka Badda, iyo Ciidanka Cirka), wuxuuna si toos ah uga sarreeyaa Taliyaha Ciidanka Badda iyo Taliyaha Ciidanka Cirka. Si kastaba ha ahaatee, xilkan waxaa ilaa hadda hayay oo keliya saraakiil ka tirsan Ciidanka Dhabta, muddo-xileedkiisuna waa laba sano. Darajada caadi ahaan uu hayo Taliyaha Ciidanka waa Sareeye Guud (Major General).
Odawa Raage wuxuu shaqada hayay laga bilaabo 22-kii Agoosto 2019 ilaa Juun 2023. Waxaa loo dallacsiiyey darajada Sareeye Guud maalmaha ugu dambeeyey ee xilkiisa, sida lagu sheegay warbixin dowladda Soomaaliya 21-kii Juun 2023. Waxaa mar kale loo magacaabay 9-kii Nofembar 2024.
Liiska Madaxda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya (1960-1991)
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| No. | Portrait | Commander in Chief of the Armed Forces | Took office | Left office | Time in office | Ref. |
|---|---|---|---|---|---|---|
| 1 | Jaale Major general Daud Abdulle Hirsi (1925–1965) | 12 April 1960 | 1965 † | 4–5 years | [2] | |
| 2 | Jaale Sareeye Guud Siyaad Barre (1910–1995) | 1965 | 1969 | 3–4 years | [3] | |
| 3 | Jaale Lieutenant general Cali Samatar (1931–2016) | 1969 | 1990 | 17–18 years | – | |
| 4 | Jaale Sareeye Guud Maxamed Xirsi Moorgan (1949–2025) | 25 November 1990 | 20 January 1991 | 56 days | [4] |
Dowladda Federaalka Ku Meel Gaarka ah (2004-2012)
Dowladda Federaalka (2012 hadda)
| No. | Portrait | Chief of Army | Took office | Left office | Time in office | Ref.
|
|---|---|---|---|---|---|---|
| 1 | Major general Ismail Qasim Naji | 15 April 2005 | 10 February 2007 | 1 year, 301 days | [5] | |
| 2 | Major general Abdullahi Ali Omar (born 1947) | 10 February 2007 | 21 July 2007 | 161 days | [6][7] [8] | |
| 3 | Major general Salah Hassan Jama | 21 July 2007 | 11 June 2008 | 326 days | [9] | |
| 4 | Major general Said Dheere Mohamed | 11 June 2008 | 14 May 2009 | 337 days | [10] | |
| 5 | Major general Yusuf Osman Dhumal | 15 May 2009 | 6 December 2009 | 205 days | [11] | |
| 6 | Major general Mohamed Gelle Kahiye | 6 December 2009 | 6 September 2010 | 274 days | [12] | |
| 7 | Major general Ahmed Jimale Gedi | 6 September 2010 | 29 March 2011 | 204 days | - | |
| 8 | Major general Abdulkadir Sheikh Dini | 29 March 2011 | 13 March 2013 | 1 year, 349 days | [13][14] | |
| (1) | Major general Dahir Adan Elmi | 16 August 2018 | 27 August 2020 | 2 years, 11 days | [15] | |
| 6 | Major general Odowaa Yusuf Rageh | 27 August 2020 | 19 June 2023 | 2 years, 296 days | [16] | |
| 7 | Major general Ibrahim Sheikh Muhyadin Addow | 19 June 2023 | 9 November 2024 | 1 year, 143 days | [14] | |
| (6) | Major general Odowaa Yusuf Rageh | 9 November 2024 | Incumbent | 1 year, 220 days | [17] |
- ↑ "Federal Government of Somalia's Weekly Briefing". 21 June 2023.
- ↑ Ehrenreich, Frederick (1982). "National Security". In Nelson, Harold N. (ed.). Somalia: a country study (PDF). Area Handbook (3rd ed.). Washington, D.C.: Library of Congress. p. 238. Retrieved 21 October 2021.
- ↑ Ehrenreich 1982, p. 238.
- ↑ Clarke, Walter S. (December 1992). Background Information for Operation Restore Hope (PDF). Carlisle, Pennsylvania: Strategic Studies Institute. p. 31. Archived from the original (PDF) on 13 July 2019. Retrieved 13 July 2019.
- ↑ "Somali cabinet fills key posts". Al Jazeera. 14 Abriil 2005. Archived from the original on 18 Sebteembar 2014. Retrieved 17 Jannaayo 2007.
- ↑ "Somalia's army commander sacked as new ambassadors are appointed". Shabelle Media Network. 2007-04-10. Archived from the original on November 14, 2007. Retrieved 2012-11-09.
- ↑ [[[:Template:Google books]] State collapse and post-conflict ...] 1998-11-12. Retrieved 2011-06-03.
{{cite book}}: Check|url=value (help) - ↑ "Peaceful day for Somalia reconciliation conference". Archived from the original on 2013-04-11. Retrieved 2013-03-28.
- ↑ "Somalia's Interim President Appoints New Chief of Staff for the Armed Forces" Archived 4 Juun 2013 at the Wayback Machine hiiraan.com
- ↑ "Somali president names new military chief amid insurgent push" Archived 14 Oktoobar 2012 at the Wayback Machine topnews.in
- ↑ "Somalia fires heads of police force and military" Archived 24 Sebteembar 2015 at the Wayback Machine reuters.com
- ↑ "Somali president fires top commanders" Archived 4 Juun 2013 at the Wayback Machine hiiraan.com
- ↑ "Salad Gabeyre Kediye Was a Brigadier General in the Somali Military and a Revolutionary". Banaadir Weyne. 2 April 2011. Archived from the original on 2 October 2013. Retrieved 22 March 2013.
- 1 2 "Somalia changes its top military commanders". Shabelle Media Network. 13 March 2013. Archived from the original on 17 March 2013. Retrieved 19 March 2013.
- ↑ "General Dahir Adan Elmi Has Been Reappointed as the Commander of the SNA". Archived from the original on 2020-09-29. Retrieved 2025-10-12.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Somalia National Army Get the Youngest Commander in History".
- ↑ "Somali Cabinet Backs Former Army Chief for Return Stint". Bloomberg News. 10 November 2024.
