Talk:Aaydhiin

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

sheekadaan waxay ay kusaabsan tahay aabe lahaa wiil iyo labo gabdhood halka uu aabuhu ku caasin doona wiilkiisa ,sheekadaan waxaan u qorayaa qeeb-qeeb qeebta koowaad waatan qebta kalana waan soo dhameestiri doonaa mahan sheeko lasoo koobi gareeyay wxaan kaqoraya ayaa ah maskaxdeeda(maankayga) .Maalin maalmaha kamid ah waxaa jiray aabe lahaa wiil iyo labo gabdhood,aabuhu waxa uu aad ujeclaa wiilka sawabtoo ah waxa uu necbanaa gabar in uu dhalo aabuhu waxa uu jeclaa wiilkiisa in uu hormar gaaro waligii waxa uu geeyey iskuulka wadanka ugu qaalisan,hallka gabdhuhuna uu geeyay iskuul aan wax barashadiisa aanan saraynin gabdhihii waa ay iskaa dulqaatee sanado kadib marka ay udhammaatay ayaa waxaa guriga ku soolaabtay aabihii kadibna waxa uu xaflad u dhigay wiilkiisa,waxa uu ugu yeeray xafladii dhammaan asxaabtiisa si uu ugu faano fiilkiisa wax barashadiisa in heersare gaartay ,wiilka isaga waxa uu xaflada si qaas ah ugu casuumay gabar uu jeclaa marka uu dhiganayey iskuulka .markii lagaaray habeenkii ayaa waxaa la'isku yimid goobtii xaflada wiilkii waxa uu bilaabay in uu abihiisa baro gabadha una sheego in uu jecelyaha uuna rabo in uu guursado aabihii waa uu ka oglaaday ,balse wiilkii waxa uu ugu daray aabe waxaana rabaa marka aan isguursano in aan ku noolaano wadanka mareekanka ,aabihii waxa uu bilaabay in uu xanaaqo uuna ku yiraahdo hadaba ganacsigeega yaasii wadaya wuxuu kaloo ku yiri war maxaan wax kuubarayey in aad ganacsigeega aad hormar gaarsiiso ee wiilkayga halkaan waad ku noolaan kartiin waxaan idin dhisayaa guri kan kaween maxaa dhacay,balse wiilkii waxa uu ugu jawaabay waxaa joodaan gabdhahaaga iygaba wax waa ay soobartayn iyaga ku wareeji ,abihii waxa uu ku yiri maxaad tidhi gabdhahaaga adiguse yaad taha matihid miyaa wiilkayga haa waa run matihihid wiilkayga bax xaggeega saacaan laga bilaabo waad ka dhimatay.Wiilkiina arintiisa ayuu ku madax adeegay......... 'Bold text'Bold text'

File:Sheeko