Jump to content

Talk:Alshabab

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

all shabaab waxaan u arkaa ineey yihiin caqabad hortaagan hormarka dalka soomaaliya waxaanan ka codsanayaa umada soo maaliyeed ineey kahortagaan meelkasta oo eey joogaan waayo hadii aduulka lagawaayo wax layiraahdo argagixiso waa dagayaa taasi waa fikirkeeyga ku aadan dunidaan dagaalka iyo qaska kabixila waayo horayba ayaga looma aqoonin dunidana waa eey daganeeyd waliba waxaa aad ooga hortagikaro soomaalida dagan qurbaha oo ah dad ubaahan ineey ku raaxeeystaa dalkooda hooyo hadaan helaayo meel aan voccation u aado waa ii dhacmi laheeyd lakiin waxaan ahaye falastiini oo kale marka waxaan leeyhay soomali hafakrto aan taageerno doowlada iyo cidkasta oo kasoo horjeedo moowqifka all shabaab nabadeey al:shabaab waa naftood hurayaal waana kuwa dalka kabixiyay xabashida in lataageero ayaa wanaagsan hadii ladhaho waa laga soo horjeesaha cid ax kaqaadikarta majirto ayaan qabaa dowlada sh shariif waxey heestaan madaxtooyo oo kaliyah waxaana wanaagsan in faraha loogu qaado dalka al:shabaab

Start a discussion about Alshabab

Start a discussion