Talk:Axmed Cigaal

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Axmed Cali Cigaal)

Dadka ma oga axmed cali cigaal riwaayadihiisa oo dhan riwaayaddii guryo ceelka uu la metelay magool, hibo,zeinab cige,saado cali iyo mohamed ahmed .riwaadii oow la metetalay maryam mursal oo heesaheeda ka mid ahaayeen dhagac ka sii dhabarkiyo xibnaha ,jihaad iyo jacayl uu la metelay khadra dahir, baxsan iyo rooraaye.riwaayadii heesaheeda ka mid ahaayeen cuseybaan weli la aragoo iyo deriskaan xushmeynaa uu la metelay xareedo ismaaciil duniya iyo khadiija hiiraan.riwaaydii oo heesaheeda ahaayeen marti goor xun socoto uu la metelay zahra axmed ,khadra dahir iyo cabdi cali baacalwaan. riwaayadii adigaan ku necebahay orod uu la metelay qamar cabdullaahi harawe ,rooraayeiyo khadra ddahir.biyo sare tagay waa la sugayaaye uu la metelay salah qasim naaji iyo khadra dahir.heeso badan oo ay dadka maqlin sida haridigeediyo, gorod, jacaylkaaga guunka ah, inta gabay kalcagal iyo heesaha kabanka u guuxiyo.axmed laba jeer waxuu bedelay riwaayaddii aabaheey ka samraye adiga uu la metelay maandeeq, qalajo iyo cusmaan gacanlo iyo khadiijo foodeey.jacayl boob uma baahna uu la metelay markeedii 3aad khara dahir,shankaroon iyo cabdi khadar oo ay hore marna maandeeq maran magool la soo mataleen tubeec, shankaroon iyo khadra daahir. mar kale waxuu heestii nin ku siray wax kuu sheeg uu saleemaan horay u qaaday uuna la heesay magool, salaad darbi iyo zeinab cige.heesta digtoonow uula qaaday magool iyo maryam mursal. geestii gaaniga siyaad iyoo uu la qaaday hibo mohamed iyo maryam mursal.heestii ruushkii dad qalatooy uu la qaaady salaad darbi, saafi ducaale iyo khadra daahir. heestii aye fdud uu la qaaday hibo mohamed.axmed cali cigaal fanaan buuxo tumaaya muusik oo dhan heesaaya metelaaya foorida iyo jiidataankiisa fanaan kale ma laha .waa fanaanka kaliya oo la heesay hablaha waaberi oo dhan laga bilaabo magool,baxsan, maandeeq, hibo mohamed, zahra ahmed, xareedo ismaaciil duniyo, faadumo qaasim,maryam mursal, khara dahir, khadiija hiiraan, zeinab cige, shankaroon, aamina cabdulaahi,saafi ducaale, xaawo hiiraan iyo kuwa kake oo fara badan. axmed cali cigaal heeshiisa ugu badan waxuu la heesay khadra daair, maryam mursal,baxsan,shankaroon, amina cabdulaahi,magool, Maandeeq, zahra axmed, hibo mohamed, zeinab cige, saado cali, xareedo ismaaciil duniyo, khadiija hiiraan , siraad oo la metelay riwaayadii oo heesaheda ka mid ahaayeen lafaha iyo dhabarkiyo iyo hobeey hobeey oo uu lahaa maxamed nuur shareeco. iyo gabdha kale oo badan laakiin intaan oo dhan waxuu la metelay riwaayado uuna la heesay.