Talk:Isma Rabo
Hadal ku darAppearance
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Beesha Sheekhaar)
Codsi bedel cinwaan maqaalka
[wax ka badal xogta]Salaan, waxaan codsanayaa in cinwaanka maqaalka Beesha Sheekhaar loo beddelo Sheekhaar sababtoo ah cinwaanka hadda ma turjumo macnaha saxda ah ee maqaalka. Cinwaanka cusub wuxuu ka turjumayaa magaca rasmiga ah ee beesha. Mahadsanid.