Talk:Beled-Xaawo
Hadal ku darB/xawo waxaa isla dego Faqayaqub,Rer Axmed,Hawrarsame,Cali Dhere Waxaana laysku oranjiray Afarta Deegaanka Qaxii 1991 ayaa maxiixaan meel uu jiray kusoo qaxay markaa ayay weynaatay oo deegaanada dhabad, farjano iyo qabsax ay baxeen wixii kadambeey waqtigaa waxaa ku soo kordhay deegaankaa iyo in siyaasiyiintii ay ku dareen deegaanka cida layiraahdo reerxasan oo ay noqotay shanta deegaanka ilaa hadana waxa kajira shanta deegaanka marka degmada b/xawo waxaa ku hareersan tuulooyin badan waxaana degan reeraha aan kor ku soo xusnay marka ayagaana sidaa loogu ogsoonyahay marka waxay ku aadantahay in laga wareysto dadka aqoonta u leh
Bilow dood ku saabsan Beled-Xaawo
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Beled-Xaawo.