Talk:Beledweyne
Hadal ku darBeelaha dagan magaalada waxaa ka mid ah Gaaljecel, Xawaadle, Jidle,jijeele, baadacade,makane Tumaalo sheekhaal udeejeen Dir 2 qeybood ee magaalada bari iyo galbeed ayaa loo qeybiya bari[xawaadle] sheeqaal Tumaalo , galbeed [gaaljecel] jijeele makane iyo kuwo kale Beelaha ugu badan waa gaaljecel iyo Xawaadle. afarta xaafadood 2 xawaadle ayaa daganu badan 2 kalana waxa daganu badan gaaljecel .xaafadda howlwadaagna waxaa dagan gaaljecel iyo qabaa,ilada soomaaliyeed qaarkood waxaana ku badan xaafaddaas gaaljecel waxana la dega gugundhabe
Bilow dood ku saabsan Beledweyne
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Beledweyne.