Talk:Nabad-sugida

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Booliis)

Ciwaanka Bogan waa Khalad[wax ka badal xogta]

Ciwaanka bogan wuxuu ku haboonaa Ciidanka Nabadsugida ama Ciidanka Nabadgelyada. Ereyga Booliis waa luuqad qalaad mana ahan Af Soomaali. Dadka awooda u leh waxaan ka codsanayaa ineey bedelaan ciwaanka bogan, kana dhigaan midka ugu haboon ee Af Soomaali ah.
Mahadsanid
Ismail Suge (talk) 02:48, 16 Sebteembar 2015 (UTC)[reply]